Wararka Guud

Sanadkii 2009, MSF waxay u fidisay kaalmo cafimaad oo madax banan dadka ay wax yeeleyeen dagaalada, cudrada , musiibooyin iyo qalalasooyin kale oo kunool  in kabadan 65 wadan oo duniada dhacaladeeda kukalayaalo

Warbixnta ayaa waxa  eey  muujinaysaa in kooxda MSF waxayaabahii ay qabatatay amba bixisay oo ay kamid ahaayeen

  • In kabadan 7.5 malayiin la-talin caafimaad (consultations)
  • In kabadan 49,600 qaliin
  • Dawayn in kabadan 154,000 caruur oo nafaqo dari ay hayso

Akhri warbixinta MSF ee 2009  oo kooban

Maclumaad dheeri ah booqo booga caalimga ah ee MSF

Wararka Mashaariicda MSF ee Caalamka