Masar, Qaahiro

Mashruuca Ezbet El Haggana

MSF ayaa dhowaan xarun caafimaad oo hooyada iyo dhallaanka ah ka furtey Ezbet El Haggana, oo ah isku-raran magaalo oo ku taalla Bariga Qaahirada Weyn. Adeegyada lagu bixiyo waxaa ka mid ah daryeelka ka horreeya uurka iyo kan ka dambeeya uurka iyo sidoo kale la-talinta/daaweynta carruurta ka yar shan sano jirka. Marka laga soo tago dadka Masaarida ah, iskurarantan oo ay deggan yihiin qiyaastii 200,000 qof waxa sidoo kale ku nool qaxooti ka yimid Soomaaliya iyo Suudaan, kuwaas oo ay badanaaba ku adag tahay in ay helaan daryeel caafimaad oo tayo leh lacag la’aanna ah.

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Mashrruca MSF ee Qaahiro Masar