Malta, Hal far-Valeeta

MSF doctor treating refugees in detention center in Malta

MSF doctor treating refugees in detention center in Malta. Photo: Julie Rémy

Sanad kasta boqolaal muhaajiriin iyo magangelyo-doon ah, oo u badan Soomaali, ayaa ku soo dega Malta. Badidoodu waxaa la geeyaa xarumo lagu hayo halkaas oo lagu hayn karo ilaa 18 bilood.

Ku dhowaad 3,000 oo qof ayaa ku nool xarunta furan, kuwaas oo la siiyo meel ay ku hoydaan mudo sanad ah.Dadka qaarkood ayaa la siiyo lacago yar eyaga oo loo eegayo kisaskooda 

  MSF waxa ay hadda ka shaqeysaa xarunta  furan. Kooxo ayaa baaritaan/qiimeyn caafimaad siinaya qaxootiga dhowaan yimid. Intii u dhaxaysey January iyo June 2010, MSF waxa ay bixisay 450 la-talin xaga dhimirka ah.

Warakii ugu dambeeyay ee mashruuca MSF ee Malta