Bakool, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

Waxii ka horeeyay dhamaadkii bishii June ,waqtigaas oo ay MSF xirtay Mashruucii Bakool, heyaáda waxay maa-mulaysay xarun caafimaad oo ka kooban 293 sariirood oo ku taala caasimada gobolka ee Xudur, Xaruntan ayaa u khidmaynaysay bulsho kudhow 250,000. MSF waxaa kale oo ay gacanta ku haysay afar rugo caafimaad oo ay seddex ku yaalaan Bakool iyo mid ku yaalo gobolka ay dariska yihiin Bakool ee Baay.Lixdii bilood oo ugu horaysay sanadka in kabadan 20,000 oo qof ayaa lagu siiyay la-talin bukaan socod caafimaad 682 bukaan la dhigay rugahaas.Shaqaalaha caafimaad waxay caawiyeen dhlamada 207 caruur, halka 2866 caruur la ga talaalay cudurro laga hor-tagi karo.

Wararkii ugu dambeeyay ee Bakool