Caawi

Deeqaha ay shakhsiyaadka bixiyaan ayaa MSF u oggolaanaya in ay ka madax-banaanaato dowlado iyo ururro caalamiga ah, taas oo na siineysa xoriyadda aan wax kaga qabanno baahiyaha caafimaadka oo keliya.

KU DEEQ

Haddii aad daneyneyso in aad deeq siiso MSF fadlan booqo shabakadda internetka ee MSF ee dalka aad deggan tahay.


Haddii kale fadlan la soo xiriir Yahya Dahiye msf-press-somalia@msf.org si aad uga heshid  macluumaad kale oo dheeri ah.