04.04.2013 | Qeybta Guud
Bishii Oktoobar sanadkii 2011, Montserrat Serra iyo Blanca Thiebaut waxaa laga afduubay xerada qaxootiga ee Ifo 2 oo ku taala Dhadhaab, Kiinya, iyago shaqeynaaya si ay u taageeraan Soomaalida halkaa…
Sii akhri
Disclaimer
Qaabka loogu dhex habeeyay macluumaadka bartaan gudaheeda ma ahan qaab ku dhisan ujeedo siyaasadeed.Magacyada lagu adeegsaday bartaan waxaa loo doortay kaliya si loogu fududeey akhristayaasha helitaanka macluumaadka mana ka turjumayo qaabka xuduudaha iyo degaanada u kala qaybsanyihiin.
Mabad'ida MSF
MSF waxaa ay sidoo kale leedahay madax bannaani maaliyadeed Dalka Soomaaliya, ayaa MSF waxa ay diiddeysaa in ay wax lacag ah ka qaadato dowlado ama hay’ado dowladeed si aannu u sii haysanno madax-bannaani buuxda.