Adeegga Isbitaalka magaalada Burco

13.12.2012 | Qeybta Guud, Taakulada Soomaalida

Magaalada Burco waxaa ku yaala isbitaalka ugu weyn ee umadda oo adeeg siinaya dad gaaraya ilaa 350,000 oo qof.

Sanadkii tagay, kooxaha MSF iyagoo kaashanaya wasaaradda caafimaadka waxey bilaabeen in ay adeeg caafimaad oo heer sara ah bixiyaan. Haatan shaqaalaha Soomalida ah waxey la shaqeynayaan dhakhaatiir caafimaad oo ka yimid ilaa dalka Shiinaha iyo Norway si loo hubiyo in bukaanka ay lasoo darsaan xaaladaha degdegga ah ay u helaan adeeg caafimaad oo bilaash ah.

Xarunta daweynta degdegga ah waa meesha ay kasoo bilawdaan bukaanka intooda badan. In ka badan 4,500 ayaa lagu qaabilay halkaas 9kii bilood ee ugu horeysay sanadii 2012ka.

Halkaan ka daawa warbixin muuqaal ah oo ku saabsan isbitaalka Burco:

MSF, Burco hospital

Tags: , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud

Qoraalada kale ee ku saabsan Taakulada Soomaalida