Wareysiga shaqaalaha MSF ee Kismaya iyo Mareerey

23.08.2012 | Qeybta Guud

Mid ka mid ah goobaha ay MSF ka howlgasho ee dalka Soomaaliya waxaa ka mid ah magaalada dekadda leh ee Kismaayo oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose. Mashruucyada qaar ee MSF ma tagi karaan shaqaalaha caalamigga.

Laakiin shaqaala sare oo Soomaali ah oo maamula mashruucyada MSF ee Kismaaya iyo Mareerey, ay dhawaan soo gaaray magaalada Neyroobi, waxeyna ka warameen xaaladda adag ee deeganadaas iyo carqaladaha ay la kulmaan.

http://www.youtube.com/watch?v=BDvNRdMOKP4

Tags: , , , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud