MSF oo Codsaneysa in si Nabad ah loo soo Badaabdiyo Mone iyo Blanca

09.02.2012 | Qeybta Guud, Taakulada Soomaalida

MSF waxaa ay sameyneysaa wax walboo awoodeeda ah in si nabad ah loo soo badbaadiyo  Blanca Thiebaut iyo Montserrat Serra oo laga afduubaay xeryaha Dhadhaab, dalka Kiinya, 13kii bisha Oktoobar 2011 iyagoo gargaar baniaadamnimo u fidinaya qaxootiga Soomaalida ah.

Montserrat Serra

MSF waxaa ay ugu yeereysaa Soomaalida oo dhan: kuwa ku nool qurbaha, madaxda bulshada iyo maamulada gacanta ku haya goobaha lagu hayo asxaabeteena afduuban in ay sameeyaan wax walboo awoodooda ah si ay u suurageliyaan badbaadintooda.

Tags: , , , , , , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud

Qoraalada kale ee ku saabsan Taakulada Soomaalida