JAGO BANAAN EE FARSAMO YAQAAN SAAD/ SUMAD LAM. 1129

24.08.2011 | Qeybta Guud

Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn waa urur caalami oo aan dowli ahayn. Dhexda dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn

mashruuceeda soomaaliya waxaanu hada u qoreeynaa jago farsama yaqaan saadsaldhiga Muqdisho.

Ujeeda guud ee jagada

  • Kacaawinta guud ee saldhiga saadka goobta ciladaha hawlaha farsamo, gaar ahaan korontada, dhamaan xarumaha mashaariicda
    dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn iyo qeybaha mashariicdooda kale (booqasho mararka qaar).

Masuuliyadaha iyo hawlaha:

Aqoon guud ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn iyo badbaado goob shaqo  

  • Wada shaqeeyn shaqaalaha kale iyo qeeybaha kale.
  • In uu ka war hayo hawlaha kale ee qeeybaha kale iyo xushmeeynta sharciyada iyo nidaamyada.
  • Uhogaansanaan sharciyada caafimaad iyo badbaado / raacida amarada hormuudka ee xirashada qalabka difaaca (goorta ay suurta gal tahay) ee la xiriiro shaqada goobta.
  • Xaqiijin shaqaalaha uu hormuudka u yahay in ay u hogaansamaan sharciyaha caafimaad iyo badbaado shaqo iyo raacida amarada hormuudka ee xirasada qalabka difaaca (goorta ay suurta gal tahay) ee la xiriiro shaqada goobta

Korontada iyo qaboojiyaasha

  • Kawar haynta ama raad raaca, qorsheynta iyo fulinta hawlaha agagaarka matoorada, saxamada cadceeda iyo qaababka UPSka , fiilooyinka korontada, iyo sameeynta furayaasha nalalka.
  • Sameyn iyo badalid qalabka korontada goorta ay muhim noqoto.
  • Xaqiiji eegitaanka iyo sameeynta joogtada sida u qorsheeysan si masuuliyad leh
  • Dhigista iyo xiriirinta qalabka korontada (ka mid yihin suxunta cadceeda iyo qaboojiyaasha

Sameeynta iyo hagaajinta

  • Xaqiiji habwanaagsan ahaadaan xaruumaha (tubooyinka, nalalka, daboolada, qalabka guryaha iwm).
  • Ka hormuudi farsamo yaqaanada iyo shaqaalaha qandaraaska la siiyey.
  • Xaqiiji sameeynta iyo hagaajinta in ay ku dhamaan xiligii loogu talagalay.
  • Xaqiiji socodka farsamo in uu la socdo nidaamka sharciga nabadgelyada u jeedada mazurca.
  • Xaqiiji isticmaalida wanaagsan, ilaalinta iyo sameeynta dhismayaasha iyo qalabka sida uu yahay nidaamka Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn.
  • Goorta la codsaddo, in ku siman awood ka caawi hormuudka iyo sarkaalka WatSan farsamada, dhismaha iyo WatSan. Iwm.
  • Raadraac suaalaha farsamo ee mashaariicda.

Maamulka farsamada isgaarsiinta

  • Adoo kaashanaaya farsamo yaqaanka saadka, xaqiiji in qalabka isgaarsiinta loo hagaajiyo wanaag samana loo isticmaalo.
  • Xaqiiji helida bixiye qadka shabaagta isku haleeyn leh.
  • Xaqiiji in uu leeyahay ka xumo ka hortag wacan.

Isgaarsiinta

  • Dhismaha, xiriirinta, iyo sameeynta yaryar ee qalabka isgaarsiinta.
  • Hagaaji liiska isgaarsiinta dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn, ay ka midka yihiin astaanta baaqa iyo xeerarka wada.
  • Kawar hay bixinta iyo isticmaalka qalabka isgaarsiinta.

Maamulka baabuurta (dhamaan baabuurta lakireey)

  • Baar milkiilayaasha iyo dareewalada in ay hagaajiyaan baabuurta.
  • Baar heerka sameeynta in uu yahay mid sare, goorta loo baado kala tali nooca qalabka bedelka baabuurta, shidaalka iyo saliida iyo xeerta.
  • Dhaqsi ula socodsii saad hayaha goobta dhib iyo daawacii soo baxa.
  • La kaashiga hormuudka si gaar ah, u eega isticmaalka shiidaalka oo maamul keydka shiidaalka.
  • La xiriirka dareewalada, diyaari qorsha sameeska baabuurta.

Guud ahaan

  • Ka caawi waaxda saad ka hadalka xaaladaha gurmadka goobta. (kamid yihiin, dhisida triganoska, haama iyo qeeybinta biyaha, matoorada iiyo siinta nalalka).
  • Ka masuul ah warbixinta mashaariicda gudahooda.
  • U wargeenta hormuudka iyo siinta akhbaaradka warbixinta bil waliba.
  • La xiriir shaqaalaha caasimada (gaar ahaan farsamo yaqaanka saadka saldiga).
  • Ubixida xaruumaha kale mashruuca si wax yaabaha sare loo qabto halka looga baahdo.

Aqoonta la doonayo

Tacliin:
Heer dugsi sare

Shahaado la xiriirta tababar farsamo

Khibrad:                         2 sano ugu yaraan khibrad heer ku dhaw

Khibrad ee MSF ama hayada kale waa lamahuraan.

Luqadaha:                Fasiix ku ah qorista iyo hadalka ee luuqada af somaaliga iyo ingiriiska.

Farsamo isgaarsiin:  Aqoonta kombuutark ee mska iyo qadka shabaagta(internet)

Nooca shaqsiyada:  

  • Aqoon akhrin iyo qori.
  • Aqoon maamul iyo nidaam.
  • Dhibaato xalin aad u heer zaheriza.
  • Leh firfircooni.
  • La shaqeeynkarid koox dhaqan kala duwan iyo lahaanso awood xafidid.

Dhammaan musharixiintu waxay u soo diri karaan codsiyadooda ( ayaga oo sharaxaya khibradaha la xiriira, dhiirigelinta, CV, shahaadooyinka   iyo waraaqaaha la talinta ) email ama
P.O.box kaan: Human Resource
Coordinator, MSF Spain Kenya, PO
Box 52837, 00200 Nairobi
, email address: msferecruitment@gmail.com
.
Fadlan soona xigo numberkaan 1129 , kana dhig numberkaan Subject lineka Codsigaaga. 
Dadka la xusho keliya ayaa lasoo wacayaa.

Codsiga waxaa lasoo diri karaa ilaa taarikhdu markay tahay 28.8.2011, 17:00 saac.

Tags: , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud