Jago Banaan oo u furan shaqaalaha MSF Spain iyo banaanka

11.07.2011 | Qeybta Guud

Hayádda Dakhaatiirta aan hudduuda Lahayn, waxaay raadineysaa

1  Shaqaale ee hab-qorshaha ee saad Kaas oo kashaqeyn doona muqdisho, Soomaaliya.

________________________________________

Shaqaduu qaban doono, lakin kuma´eko intaad kaliya:

1.         Wuxuu dabagal kuheyni doona shaqaalaha ee saadka

2.         Wuxuu hubin doona howlaha dan ee saadka ee mashruuca in si wanaagsan loo raaco.

3.         Wuxuu mas´uul ka´ahaan doona;

-           Bixinta iyo soo iibinta badeecada iyo alaabta ee gobolka mashruuca kusaabsan.

-           Hubinta in broogaraamka ee Log7 Software uu si fiican ushaqeynaya.

-           Hagaajinta shaqqada dan ee kusaabsan dismaha iyo baxnaanisteeda ee mashruuca

-           Kormeerida shaqaalaha ee nadaafadda iyo TECH LOG.

-           Habka mashruuca oo kusaabsan Biyaha iyo Nadaafadda.

-           Qalabka isgaarsiinta ee mashruuca.

-           Qalabka Tiknoolojiyada (ITga) ee mashruuca.

-           Bixinta shidaalka.

4. Waxaa laga rabi doona in uu soo qoro soona faahfaahiyo xogta saadka ku saabsan ee farsmo si joogta ah

5. Wuxuu gacan ku siin doona shaqaalaha mar walba ooy shaqo dag-dag ah  soo baxdo.

6. Wuxuu shaqo u diri doona shaqaalaha kale ee saadka

Xirfadaha loo baahan yahay:

1.         In uu lahaado aqoon dugsi sare.

2.         Waa in uu aqoon fiican u leeyahay farsamada guud ee saadka

3.         Waa in uu aqoon fiican u leehahay kombutarka sida Word, Excel

4.         Aqoon fiican oo ah xaga biyaha, nadaafada, saadka, tamarta iyo talaalku waa muhiim.

5.         Waa in uu leeyahay khibrad ugu yaraan hal sano oo isla shaqadan oo kale ah.

6.         Waxaa la door bidayaa Khibrad MSF

7.         Waa in uu aqoon fiican u leeyahay heerarka MSF.

8.         Aqoon haga qorista iyo kuhadalka Luuqada ingiriiska iyo soomaaligu.

9.         Waxaa looga baahnaan doonaa furfuraansho, saxniin, iyo qiyaas wacan.

10.       Waa in uu leeyahay hal abuur, iyo awood uu wax ku barto.

11.       Waa in uu awood u  leeyahay in uu xaliyo dhibaatooyin, oo u shaqayn karaa si madax banaan.

12.       Waa in uu yahay qof aruursan, awoodna u leh in uu kala qormariyo hawlaha u yaala.

13.       Waa in uu awood u leeyahay in uu shaqo u dhiibo shaqaalaha ka hooseeya, uuna dadabacsanaan  leeyahay.

14.       Waa in uu yahay qof danaynaya ayna ka go’an tahay in uu la shaqeeyo Mashaariicda MSF Spain.

15.       Waa in uu la shaqayn karaa koox, uuna leeyahay xirfad maamul.

16.       Waa in uu yahay qof aamin ah, dhiirigashan, awoodna u leh in uu si deg deg ah wax u barto.

17.       Waa in uu yahay qof maskax badan, ayna ku jirto in uu dhamaystiro hawlaha u yaal si deg deg ah.

18.       Habka MSF u shaqayso awgeed, dadacsanaan waa lagama maarmaan.

Dhammaan musharixiintu waxay u soo diri karaan codsiyadooda ayaga oo sharaxaya khibradaha la xiriira, dhiirigelinta, CV,
shahaadooyinka   iyo waraaqaaha la talinta (Labo qof oo latixraaco) addresskaan oo ah MSF-Spain Somalia ee kuyaala
Nairobi, emailkaan : msferecruitment@gmail.com . Fadlan soona xigo numberkaan 1126 , kana dhig numberkaan Subject leenka Codsigaaga.

Codsiga waxaa lasoo diri karaa illaa taarikhdu markay tahay 24.7.2011. Imtixaanka looma o´golaanayo qofkii soo diro waraaqihiisa taarikhdan ka dib 24.7.2011. Dadka Laxusho waxaa laga rabi doona in ay u´yimaadaan  imtixaan.

Dadka la xusho keliya ayaa lalasoo xiriiraya.

MSF-E waa loo shaqeeyo bixiya fursad siman.

Tags:

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud