Jago Banaan: Kuxigeenka Iskuduwaha Saadka ee Somalia

11.07.2011 | Qeybta Guud

Ka shaqeyn doona Nairobi (50%), (50%) Soomaaliya

Medecins sans Fronteres (MSF) Spain waa hey´ad caalami ah oo kashaqeyso Somalia.

Waxaan Shaqa gelinaynaa kuxigenka iskuduwaha saadka ka mid ahaan doona shaqalaha caasimada kusugan Nairobi, oo mar walba usafraayo Somalia ee shaqo kusaabsan Saadka iyo tawabarit shaqalaha ee kusugan Moqdisho, Balcad iyo Jowhar.

Shaqadu qaban doono, lakin kuma´eko intaad kaliya:

•           Mas´ul ka ah  maamul nidham leh ee waafaqsan MSF Spain Somalia.

•           Wuxuu lahaanaya laablaabmit safareet ee joogta ah ee Somalia.

•           Qaas ahaan ifirinta iyo waanin doona wax qeybinta oo dhan, xukumid iyo maamulka badeeco, alabta isgarsiinta, gaadiitka,

shaqaalah iyo alaabta dhismada.

•           Mas´ul ka´ah qeybta biyaha iyo nadhaafada ee xaafiska Somalia.

•           Wuxuu talo siinaya Maamulaha Saadka Wasi kusabsan amanka.

•           Wuxuu bixinaya ku abbarid xoogan ee saadka asagoo ka´amar qaadanayo Maamulaha Saadka.

•           Inuu daqsi bixiyo taakulayn ee saadka uu kamid yahay sufrid.

•           Caawinkaro mashruc cusuban iyo buuxista nafaasyada saadka ka soo baxa adoo tala lawadaagayo sácala kale ee sadka.

•           Daboolid shaqalaha kale ee qeybinta iyo farsamo yiqanka ee saaka ee caasimada.

Waxaa loo baahanyay:

Tacliin:

•           Darajo cilmi oo sare ama Diploom ee saad .

Khibrad:

•           Uugayaraan hal sano ee khibrad kusabsan saadka ee hay´adaha kale.

•           Khibrad hore hadduu kuleyahay MSF, waa raasumaal.

•           Aad u horumarsan isticmaalka Microsoft applications (word, excel, PowerPoint etc)

•           Knowledge of cold chain

•           Khibrad kusabsan qeybin.

•           Khibrad kusabsan dhismo.

Luqad:

•           Fasiix ku ah qorista iyo hadalka ee luuqada ingiriiska iyo af somaali.

•           Waxaa kale oo loobahan yahay sawaxiliga

Dabciga qofka guud ahan:

•           Cilmiga
abaabulaynta oo wanagsan.

•           Qof dadka
la shaqayn karo oo na leh madaxnimo xoogan.

•           Cilmiga
wada-hadalka oo heer-sare ah, hadalka iyo qorista xaga luqadaha iyo istacmaalka Kombyuutarka .

Dhammaan musharixiintu waxay u soo diri karaan codsiyadooda ayaga oo sharaxaya khibradaha la xiriira, dhiirigelinta, CV,
shahaadooyinka   iyo waraaqaaha la talinta (Labo qof oo latixraaco) addresskaan oo ah MSF-Spain Somalia ee kuyaala
Nairobi, emailkaan : msferecruitment@gmail.com . Fadlan soona xigo numberkaan 1127 , kana dhig numberkaan Subject leenka Codsigaaga.

Codsiga waxaa lasoo diri karaa illaa taarikhdu markay tahay 22nd July 2011. Kadibna, Dadka Laxusho waxaa lagarabaa in ay u´yimaadaan  intixaan.
Dadka lasooxusho ayaa lasoowacayaa..

MSF-E waa loo shaqeeyo bixiya fursad siman.

 

 

Tags:

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud