Wargelin: MSF oo si ku Meel Gaar ah u Joojisay Mushruucyada Dayniile iyo Jamaame

07.06.2011 | Qeybta Guud

Hayáda MSF waxey goáansatay in si ku meel gaar ah ay u joojiso howlaha caafimmad oo ay k abixin jirtey degmooyinka Dayniile iyo Jamaame. Hadii MSF ay u suuragasho in ay hesho xaalad haboon oo ay kusii howlgasho, adeegyada caafimaad dib ayaa loo soo celineyaa.

Tags: ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Qeybta Guud