Maqal iyo muqaal-Shaqaalaha caafimaad iyo kuwa adeegga ee MSF oo is kaashanaya

18.03.2011 | Gobolka Jubadda Hoose, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

Hirgelint mashaariicda MSF waxa ay u baahan yihiin wax ka badan Dhakhaatiir. Shaqaalaha adeegga (logistiicans), oo hubiya helitaanka biyaha, korontada iyo daawooyinka, iyo hawlo kale, ayaa muhiim u ah in ay si wanaagsan u socdaan hawlaha. Soo jeedintan sawirrada leh, waxa aad kula kulmeysaa kormeere kaalkaaliye caafimaad Faadumo iyo kaaliyaha isuduwaha loogistikada Ismaaciil iyaga oo ku noqonaya Jamaame oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya halkaas oo MSF ay ka waddo waax bukaan-socod iyo bukaan-jiif ah, oo bixisa daryeelka caafimaadka carruurta iyo dadka waaweyn, iyo sidoo kale daaweynta nafaqo-xumada ba’an.

Tags: , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Gobolka Jubadda Hoose, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya