wax u qabashada Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku soo qulqulaya Dhadhaab, Kenya

20.01.2011 | Keyna, Xeradda qoxootiga ee Dadaab

Bil kasta, tiro ka badan 5,000 oo qof oo dad cusub ah ayaa yimaada xerooyinka, iyaga oo raadinaya meel ay ku nabadgalaan. Laakiin xerooyinka ayaa horeba ay ugu jireen dad aad uga tiro badan intii ay qaadi kareen, taas oo ku khasabtey dadka cusub ee imaanaya in ay meelo ay degaan ka raadsadaan meelo ka baxsan xuduudda Dhagaxley, oo ah xerada ay MSF ka shaqeyso. Halkan ka daawo war-bixin ku saabasan nolosha qoxootiga

Tags: , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Keyna, Xeradda qoxootiga ee Dadaab