SHEEKADII 3DA WAQTI-LUMIS EE DARYEELKA UURREYDA IYO UMULAHA EE SOOMAALIYA

09.12.2010 | Gobolka Shabeelaha Dhexe, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

Xaawo (magacu ma ahan kii dhabta ahaa) waxaa ay foolaneysey 2 maalmood iyada oo joogta tuulo reer guuraa ah oo ka baxsan Magaalada Gololey, ee dalka Soomaaliya.Xaawo waxay la kulantay sedex dib-u-dhac.
1) Daahinta go’aansashada daryeel doonashada
2) Daahinta gaaridda tas-hiilaadka (goobta) caafimaadka
3)Daahinta in daryeel ku habboon lagu helo tas-hiilaadka caafimaadka

Qoraalada kale ee ku saabsan Gobolka Shabeelaha Dhexe, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya