Dadaab-Afar qoxooti ah oo ka sheekaynaya nolosha qoxootiga

23.12.2010 | Keyna, Xeradda qoxootiga ee Dadaab

Soomaalida qaxootiga ah ee kasoo firxaday dagaalku waxa ay goobo  ay degaan ka sugayaan xeryaha  qaxootiga ee buux-dhaafay ee Kenya.

Soomaalida qaxootiga ah, ee kasoo firxanaysa dagaalada ka socda dalkoodu, waxa ay si isdaba-joog ah usoo gaarayaan xerada Dhadhaab ee ku taalla  gudaha xuduudda Kenya.  Seddexda xero qaxooti ee ugu waaweeyni , hore ayay u buux-dhaafeen, mana siin karaan degsiimo, sidaa awgeed waxa keliya ee ay samayn karaan qaxootigan cusubi waa in ay  guryo ku-kumeelgaar ah ka dhistaan saxaaraha  ka dambeeya xeryaha. MSF waxa ay caawisaa qaxootiga cusub iyada oo siinaysa  agabka ay gabood ka dhistaan, iyo daryeelka caafimaad ee ay aadka ugu baahan yihiin, inta ay ka helayaan goob ay si rasmi ah ugu noolaadaan.

Baaner-ka sarre guji si aad u dhagaysatid qisooyinka qoxootiga

Qoraalada kale ee ku saabsan Keyna, Xeradda qoxootiga ee Dadaab