Qaliin indhaha oo ay MSF ka fulisay Gaalkacyo-Cod iyo Sawiro

23.05.2010 | Gobolka Mudug, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

Horraantii sanadkan 2010ka ayaa Médecins Sans Frontières (MSF) waxa ay la shaqeysey koox takhasus u leh caafimaadka indhaha si ay baaritaan iyo qalliinno ugu sameeyaan dadka ay haystaan dhibaatooyin indhaha la xiriira iyo indho-laaanta taas oo lagu fuliyey magaalada Gaalkacyo, waqooyiga Soomaaliya.

httpv://www.youtube.com/watch?v=D3anYhSJlSU

Tags: , , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Gobolka Mudug, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya