MSF oo Qaliin indhaha ka Samaysay Gaalkacyo

21.05.2010 | Gobolka Mudug, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

Dhakhaatiirta aan Xuduuda Lahayn

Magaalada Gaalkacyo, ee ku taalla waqooyiga Soomaaliya, ayaa dhakhtar qalliinka qaabilsan oo ku dhashey kuna barbaaarey Muqdisho oo ay hadda xaruntiisu tahay dalka UK (Ingiriiska) uu ku soo noqdey dalkiisa si uu u sameeyo qalliinnada indhaha oo wax ka beddalaya nolosha dadka.

Isaga oo taageero ka helaya ururka caalamiga ah ee caafimaadka ee Médecins Sans Frontières ama MSF, ayaa Dr. Cabdirisak Dalmar iyo kooxdiisu waxa ay sameyn doonaan boqollaal qalliin muddada tobanka maalmood ah ee ay dalka joogaan.

httpv://www.youtube.com/watch?v=dBUvr4vHfAE

Tags: , , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Gobolka Mudug, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya