Cod iyo Muqaal: Wax-qabadyada MSF ee Isbitaalka Jamaame ee Soomaalia

20.10.2009 | Gobolka Jubadda Hoose, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya

November 25, 2009 — Isbitaalka Jamaame oo taqriiban 20 Mayl dhinaca waqooyi ka xigta magaalada weyn ee Kismaayo, waxaa la furay sanadkii 2007. Goobtan MSF waxay ku bixisaa nafaqayn,daryeelka dalmada, caafimaadka guud, daryeelka deg-degga ah.

Haviyee Roldan oo ah Kal-kaaliye caafimaad ayaa ka soo shaqeeyay Jamame toddoba bilood sanadkan gudahiis asagoo ahaa isu-duwaha goobta.Asaga oo adeegsanayo Sawira iyo waraysiya Roldan uu la yeeshay shaqaalaha caafimaad ee Soomaaliyeed ayuu u yeelay/u huwiyay waji amba dareen bini’aadminimo xaalada Soomaaliya.

Tags: , , , , ,

Qoraalada kale ee ku saabsan Gobolka Jubadda Hoose, Koonfura iyo bartamaha Soomaaliya